Saed Salam February 5, 2024 No Comments

Is weydii, ma hoos baad u socotaa mise kor?

Waxaa dhici karta in aad marar badan ku baraarugtid in qofkii shalay aad ahayd uu ka koran yahay kana fiican yahay kan maanta, waa fariidnimo iyo damiir nool waxa kuu sheegaya taas, mahadnaq haddii damiir nool oo nacaya dib dhaca uu kugu jiro. Ma xumid adigu, cidna ma xuma, laakiin dadka waxa is dhaafiya waa […]

X